Laddar...

Somaliska – Somali – Af soomaali

 

Khad taageero oo isugu jiro taleefan iyo dhambaal oo loogu tala galay ragga loo geystay hanjabaado iyo gacan ka hadal ama xadgudub galmo ka soo gaaray dad isku dhawyihiin ama xiriir leeyihiin

 

Waxaan nahay khad qaran ee taageerid ee ragga ee isla markaana oo loogu talagalay adigaaga loo geystay xad gudub jir ahaaneed ama maskax ahaaneed ama xadgudub galmo oo uu kuu geystay qof kuu dhowi. Waanu dhagaysanaynaa, waxaanu ku siinaynaa taageero waxaanu kuu sheegaynaa meesha aad caawimo ka heli karto. Inaad nala soo xidhiidho waa bilaash, magacaagana wuu qarsanaanayaa. Qof kasta, iyadoon loo eegin da’dooda, wuu soo wici karaa ama qoraal ayuu kula sheekeysan karaa.

Waxaan ku hadalnaa af iswiidhish, laakiin waxaan ku xiri karnaa turjumaan wadahadalka taleefanka. Sug ilaa turjumaanka lagu xidho.

Dhambaallada qoraal waa kuwo ku baxa kaliya af-iswiidhish.

Taleefan 020–80 80 80  Wuu furan yaha maalin kasta saacadaha 7-21

Wada hadal qoraal stodlinjenforman.se

 

Stödlinjen för män (Khadka taageerada ragga) waxaa maamula NCK oo ay dowladdu u xilsaaratay.