Somaliska – Somali – Af soomaali

 

Khad taageero oo loogu tala galay ragga loo geystay
hanjabaado iyo gacan ka hadal ama xadgudub galmo
ka soo gaaray dad isku dhawyihiin ama xiriir leeyihiin

 

Khadka taageerada ee raggu waa teleefan taageero oo
qaran oo loogu talagalay adigaaga loo geystay xad gudub
jir ahaaneed ama maskax ahaaneed ama xadgudub galmo
oo uu kuu geystay qof kuu dhowi. Hawsheenu waa inaan
ku dhegeysanno, ku siino taageero xirfadeed iyo xog ku
aaddan halka aad caawimaad ka heli karto.

Wadahadalku waa lacag la’aan, waxaadna tahay
qof qarsoon marka aad wacaysid. Wicitaanku kama
muuqanayo faatuurada taleefanka.

Waxaan ku hadalnaa Iswiidhish, laakiin waxaan khadka soo
gelin karnaa turjumaan, haddii loo baahdo.

 

Telefoon 020–80 80 80 Furan maalin kasta 7-21

 

Khadka taageerada ragga waxaa maamula NCK oo ay dowladdu u xilsaaray.